Skip to main content

Posts

Featured

Kansarka: Xanuunka Qarnigan

Waa maxay Kansar? Kansarku waa cudur halis ah oo ka dhasha markay unugyada jirka billaabaan inay si aan xakameysneyn u koraan una qeybsamaan. Unugyadani waxay samayn karaan buro (tumor), waxayna ku faafi karaan qeybaha kale ee jirka iyagoo dhaawacaya unugyada caadiga ah. Noocyada Kansarka ugu badan Kansar waxaa jira in ka badan 100 nooc, laakiin kuwa ugu badan waxaa ka mid ah: Kansarka Naasaha (Breast Cancer) Kansarka Xubinta Taranka (Cervical/Prostate Cancer) Kansarka Caloosha iyo Mindhicirada Kansarka Sambabada (Lung Cancer) Kansarka Dhiigga (Leukemia) Sababaha Kansarka Keena Waxaa jira sababaha badan oo keeni kara kansar, kuwaasoo ay ka mid yihiin: Dabeecadaha nolosha (sida sigaarka, cabitaanka khamriga, cunto aan caafimaad lahayn) Isbeddellada hiddo-sideyaasha (genetics) Dhibaatooyinka deegaanka (sida sunta kiimikada) Caabuqyada sida HPV, Hepatitis B & C, iyo HIV Astaamaha Kansarka Kansarku wuxuu leeyahay astaamo kala duwan iyadoo ku xiran nooca uu yahay, laakii...

Latest posts

Kansarka: Xanuunka Qarnigan

Health

Welcom